20th April 2019  admin  Category :

Bandhig kusaabsanaa isu Dheeli tirka Cuntooyinka gaar ahaaan Cuntooyinka Nafaqadda leh ee kasoo Baxa Dalkeena Hooyo ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Maakhir ee Degmadda Badhan.

Badhan

Bandhig kusaabsanaa isu Dheeli tirka Cuntooyinka gaar ahaaan Cuntooyinka Nafaqadda leh ee kasoo Baxa Dalkeena Hooyo ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Maakhir ee Degmadda Badhan.Tebiye:- Hassan Dhegayare

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Fredag den 12. april 2019

Radio Daljir: Baran iyo Bosaso oo inka yar laba saacadood loo socdo iyo fursadaha dhaqaalle iyo shaqo ee jira

Radio Daljir: Baran iyo Bosaso oo inka yar laba saacadood loo socdo iyo fursadaha dhaqaalle iyo shaqo ee jiraGaadiidka horay waxaa uu ku safri jiray Bosaso iyo Baran lix saacadood, balse hadda waxaa uu usocdaa laba saac iyo bar, xilli aan wali daamurka lasaarin, Mohamoud Abdi Ibrahim warbixintaan ka diyaariyay, waxaana wadda hadda uu dhismaheedu gaaray meel u dhow deegaanka Yubbe qiyaasta 170km dherer dhan.

Slået op af Radio Daljir i Søndag den 7. april 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*