28th March 2024  admin  Category :

Shacabkii reer Puntland ee Safiirka Cumaan uga dhaartay inay toos diyaarad ugu qaataan Boosaaso, ayaa dantu ku khasabtay inay bad xiranka baddu kacsan tahay ay badda soo jiiraan

Xubno katirsan golaha xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Bari iyo kan Boosaaso ayaa soo dhowayey 13-muwaadin oo muddo dheer ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Cumaan, kuwaa oo lagu soo daayey dedaallo dowladda Puntland samaysay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*