28th March 2024  admin  Category :

Odayaasha beesha Cise Maxameed ee Majeerteen ma oga miyaa in xalay kantaroolka Boosaso la soo weeraray oo dumar iyo Caruur lagu xasuuqay , Mase oga miyaa waa iyaga aan ka hadlin  in Buuraha  Calmadow iyo  Calmiskaad ay argagixiso ku jiraan. Xageese jireen maalmihii uu madaxweyne Faroole dalka xukumi jiray oo shilinkii Puntland soo galaba lagu horumarin jiray   Garowe iyo Eyl

Odayaasha kamarada hor yimid  kama ayna hadlin dhacdadan xanuunka badan ee xalay ka dhacday gobolka Bari. Wax kalaa u muuqdaiyo Faroole oo mar kale madaxweyne ka noqda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*