29th March 2024  admin  Category :

Odayaasha Isaaq oo sheegay cidda qaxi doonta Dhumay ka dib

Haddii Puntland Dhismayaasha ay ka wado Badhan ay  joojin waaayaan  Garowe ayaa laga Qaxayaa sida Dhumay.  Nac Nac oo bedelay Cabdi Waraabe , oo maanta  ka mid ah Odayaasha Beesha Isaaq u taliya kuwooda ugu caansan oo ay taladdiisa    qaataan, ayaa ku hanjabay inuu xasuuq gaysan doono haddii maamulka Puntland ay joojin waayaan horumarka ay ka wadaan degmda Badhan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*