18th August 2019  admin  Category :

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sanaag Mudane Cali Xuseen Maxamed (Cali Soomaali), waa ku amaanayahay wax qabadka iyo talaabooyinka uu ka qaaday ee dhanka amniga iyo la dagaalanka argagixisada alshabaab iyo SNMta wada socda

Waa markii ugu horaysay ee degmada Badhan ee Lagu qabto Xubno ka tirsan Alshabaab oo rabay in ay u gudbaan Buuraha Calmadow kuwaas oo xalay la qabtay

Waxaan rajaynaynaaa in Shacabka Gobolku la shaqeyn doonaan Maamulka Cusub iyo Saraakiisha Amniga

Maamulka Puntland waa in ay Caalam ka u soo gudbiyaan Warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Xubnaha la qabtay halka ay ka soo jeedaan,cidda kala shaqaynaysay gobolka Sanaag iyo Puntland iyo qaybtii ay ka qaadatay maamulka SNM.

Ugu danbbayntii Gaariga Waday argagixisada waxa laga leeyahay Maakhir, Dareewalkii wadayna waxa uu ka soo jeedaa Maakhir.Laakiinse Argagixisadan yaa wakiil uga ah gobolka Sanaag. Gudoomiyaha Somaliland u soo magcawday gobolka Sanaag iyo dareewalka gaariga waday xiriir nooceeah baa baa ka dhaxeeya , . Isimkii Somaliland ka codsay in gudoomiye gobol Badhan la yiraahdo loo magcaabo isagu muxuu arintan ka ogyahay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*