29th March 2024  admin  Category :

Bulshada Caalamku waa in arintan aanu horomarka ka gaarnay nagu aqoonsadaan.

Siyaasiyiinta maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland, ayaa  warqadii ugu danbaysay ee Caalamka u diraan si loo aqoonsado , waxay ku lifaaqeen sawirka  kore. Iyaga oo Bulshada Caalamka ku leh “shuruudihii reer galbeedka aanu isugu ekaysiinaynaya oo dhan waa soo buuxinay, sidaad la socotaana  Muqdishina weli qaraxyo  ayaa ka socda ee waa in caalamku dawlad gaar ah anaga  noo aqoonsadaan.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*