26th May 2019  admin  Category :

Caare oo sheegay inaanu beesha Warsangeli la dagaalamayn, duulaana ku ahayn.

One thought on “Anigu Reer Maakhir duulaan kuma ahi

  1. Asha

    Mr.Caare maxaa ku geeyey Qardho ? Maxaadse oodweyne xaruntaada uga dhiganweydey? Warsangeli Sanaag 75% iyaga degan.MAgacaa Sanaag meel kasta WAXAA LA OGYAHAY INU GOOBOLKA WARSENGELI YAHAY.SI KASTABA ARINTU HOW DHACDEE CEERGAABO WAA LAWADA DEGAN YAHAY, DADKUNA MAANTA DAGAAL IYO BARAKAC IYO BUURAHA SANAAG OO LOO QAXO UMA BAAHNA ,WARSENGELINA MAANTA WAXNA MA YEELI KARTID WAXNA KAMA CELIN KARTID. SOOL IYO SANAAG DARXUUMADA IYO GUMEYSIGA AI KU JIRAAN RAGOODAA UGU WACAN IYO SIYAASAD XUMO QOTODHEER. HADAAY IYAGU ISXOOREYN KARI WAAYEEN OO SOMALIWEYNE SIYAASAD AY WAX KULA QAYBSADAAN GARANWAAYEEN, MARKA MUSE BIXI IYO CAARE WAA ISUGU MIDE BAL KII KU GUULEYSTA HA LA ARKO.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*