29th March 2024  admin  Category :

Soomaali badan oo aan wax badan ka ogayn sida uu Amiin Caamir ku helo Quutal yoomkiisa iyo sida loo maal gashado ayaa waxay sugayeen inuu sawir gacmeed kaga jawaabo Cunsurinimadii ay qaar ka mid ah  qorayaasha iyo Farshaxanlayaasha Carbeed ay kula kaceen gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed ee Ka  mid noqotay Baarlamaanka Maraykanka. Amin Caamir gabadha Madownimada lagu caayey ama lagu cinuriyeey uma hiilin ee sida muuqata ” Fiqi Tolkii kama Jano tago ee  Carabta ayuu la saftay iyo hadba qofkii biyeesta

Shantii sawir ee ugu danbeeyey ee Amin caamir ka helay Quutal yoomkiisa

Sawirka Khaalid Ibraahim.

Sawirka Khaalid Ibraahim.

Sawirka Khaalid Ibraahim.

Sawirka Khaalid Ibraahim.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*