Agaasimihii shaqada laga eryey oo la dalcsiiyey

Agaasimihii  shaqada looga   eryey   xilkisii uu  gudan waayey ayaa hadda LA TALIYE waxa loogu soo magcaabay Wasiirkii shaqada ka eryey . RW Somalia oo la Taliye u Magacowdey Agaasimihii Arimaha Gudaha ee Shaqada laga Eryey Ra’isal wasaraha Somalia ayaa sidoo kale guddi Wasiiro kooban ee ka warqaba howlaha wasaradaha arimaha gudaha iyo Dastuurka u magacaabey … Continue reading Agaasimihii shaqada laga eryey oo la dalcsiiyey