28th March 2024  admin  Category :

Innaalillaahi wa-innaa ileyhi raajicuun. Geeridu waa xaq! Abwaan Saxardiid Maxamuud   (Jebiye), ayaa Hargeysa ku geeriyooday

Jebiye wuxuu ka mid ahaa halabuurkii fanka Soomaalida bud-dhigaha u ahaa, gaar ahaan heesihii halganka sida “Aan maalno hasheenna maandeeq”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*