29th March 2024  admin  Category :

Dowladdii federalka ee Qaabka burcadka U dhaqmeeyssey waayadaanba , ayaa Maanta iska dhigtay Laba dowladood oo isku dhexjira , oo min Sedex Xubnood ku imaanaaya shirka Madasha Qaranka Dowlad goboleedyada iyo DF Ah ee dhexe ee dhuusamareeb , ka furmahaya 15 bisha Soo socotta , kaasoo lagu qasbay Dowladda dhexe Ineey timaaddo soona magacoowdo Guddiga Uga qeyb galahaya ee sedexdeeda xubnood Ineeey soo mgagacaabatto 3deeda xubnood eey aheeyd , Dowlad goboleedyadana iyana la yimaadaan mid Laba xubnood guddiga 13 ahaa beey doonayaan ineey kusoo kordhistaan Sedex xubnood oo siyaado ku Ah iyaga ..iyagoo ka dhigahaya gobolka banaadir gudoomiyiha eey iyaga Soo magacoowdeen , Madaxweyne Dowlad goboleed .. yaab badanaaa , sida muuqatta duulku wali carqaladeeyn beey Wadaan …waana kuwo ka fog Daacadda iyo in Dalkaan uu aado doorasho la-isla ogol yahay .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*