Markii aan tamar lahaa talo mahayn maanta oo aan tamar gabayna talo ayaan
Wsc dhmaantiin. Maamulka ka jira puntland talo ma hayaa? jawaabtu wa maya. sababtoo ah waxaa isku dhex yaacay nabadii ka jirtey gobolad puntland qaarkood sida Magaalad boosaso iyo garowe oo tan ka dhacdaa aanney ka dhicin aduunka intiisa kale. waxaa ka dhacay puntland dhacdooyin aad u fool xun oo aan waxba laga qaban. waxaa muuqata dillaka kala dunan oo dhacaaya Boosaaso oo ku salaysan aano qabiil eey tahay mid maamulku taageero sababtoo ah ninkii wax diley baa suuqa iska dhex mushaaxaaya.
ceebtii ka dhacaday Garowe maamulku dheg jalaq umasiin. puntland waxeey u baahantahay in wax laga qabto inta aaney noqon tusbax go,ay. maanta waxeey taagantahay yaa maali jirey. dadka reer puntland waa dad aad u jecel ineey ku noolaadaan nabad iyo barwaaqo joogta ah. dadku waa ineey ka hortagaan dhibta ku soo socota inta goorigoortahay.
allow sahal amuurah adaa noo oqoon eeh. maamulka puntland ka jira maanta wax uu la mid yahay dibigii doolood oo aan indhihiisu wax san ma arkan , dhegihiisuna wax san maqlaan.