Waxaanu Tacsi U diraynaa Qoyskii qaraabadii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday Marxuum Cabdi-Nugaal oo ku geeriyooday Magaalada Badhan.
Waxaanu Marxuunka ilaahay uga baryaynaa naxariistii Jano Qoyskii, Qaraabadii & Asxaabtii uu ka tagayna Samir & iimaan Ilaahay Ka siiyo Aamiin. Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Waxaa Tacsidan Diraya
1) Maxamuud Jaamac Ibraahim
2) Xaliimo Jirde
3) Ibraahim Maxamuud Jaamac
4) Ismaaciil Maxamuud Jaamac
5) Hibo Maxamuud Jaamac
6) Huda Maxamuud Jaamac
7) Hana Maxamuud Jamac
Dhamaantayo waxaaanu Joognaa Magaalada Cardiff ee Cariga Ingriiska