Waxaan tacsi u dirayaan qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuun Maxamed Belbel oo Sabti 6/6/2009 ku geeriyooday Magaalada Badhan, isagana waxaanu Ilaahay uga baryeyna naxariis Jano Qoyskii & Qaraabadii uu ka tagayna Samir & Imaan Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun.
Xaaji Ibraahim Findhe Gaacir
Xaaji Xasan Findhe Gaacir
Bide Baarjeex
Ayuub Baarjeex
C/mahdi Maxmed Findhe
Maxamuud Maxamed Findhe
Maxamed Ducaale Maxamed
Maxamed Xirsi Maxamed Gaacir
Axmed Warsame Maxamed (Shaadh-weyn)
Maxamed Cali Maxamed
C/le Cali Maxamed
Ibraahim Cabdi Cadde
Sharmaarke Cali Maxamed