All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
Tacsi Marxuum C/casiis Axmed Maxamed Buur

Anigoo ku hadlayna magaca dhalinta Gobolka Nugaal ee dalka Malaysia waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan eheladii & Asxaabtii uu ka tagey Marxuum C/casiis Axmed Maxamed Buur  oo ku geeriyooday Garoowe  maalinnimadii  Axada 03 May


Waxaan uga baryeeynaa Marxuumka inuu ilaahay Janatul Fardawsa kawaraabiyo inagoo dhanna samir & iimaan Alle ha inaga siiyo ayaanu leenahay. waxaana tacsidan diraya:



C/fataax Ciise Xaaji Cumar (Laahoor)


 Ibrahim Khaliif Kkilwe


 Xuseen Ssiciid Xodey


 Maxamed Ganaf (Burtinle)


 C/Fataax Siciid Cabdi Shiikh


 Maxamed Cali Jamac (Madoobe)


 C/wahaab Abshir Ibrahim


 C/casiis Xaamid Ciise


 C/casiis Ibrahim Faarax Gaas


 abshir xasan c.laahi    


 najiib siciid warsame


 cawil abshir jamac


 c.weli xusen birre


 c.xakiim xaamid ciise


 c.casiis rooble diiriye


 yonis nuur salaad cali


 axmed dahir maxamed (cirro)


 xaawo maxamud sh xaamud


 najax c.laahi cali


 xamdi c.raxman warsame


 basro dahir maxamed


 fartun c.laahi maxamed (faroole)


 fartun maxamud muuse


 shaadiyo c/laahi cawad


 shamis cali dheere & dhamaan waxgaradka gobolka ee ku sugan  wadankan waxaanu leenahay mar kale allow u naxariiso marxuum ka kana dhig  mid ku sugnaada qowlka wanaagsan AMIN AMIN YAA ALLAH



 


FG: TACSIDAN WAXAANU GAAR AHAAN UGU DIRAYNAA SXBKEEN MAXAMED AXMED MAXAMED  (SHIINE) OO AY MARXUUMKA WALALO AHAAYEEN IYO DHAMMAAN  ARADADA AL-WAAXA  SCHOOL GAROWE.


[5/6/2009]
Title :    

Nooca Qoraalkan :

Qoraalka oo dhan :


© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software