Anagoo ah dadka hoos ku xusan kuna kala nool daafaha aduunka, waxaanu tahniyad u diraynaa Mudane C/risaaq Cali Ducaale & Marwo Sucaad Ibraahim Findhe oo wiil ugu dhashay 25/2/09 Magaalada Cardiff ee UK
Aabe Ibraahim Xaaji Findhe & Dhamaan Reer Ibraahim Findhe
Xasan Xaaji Findhe
Cali-mahdi Maxamed Findhe
Maxamuud Cali Belbel
Ibraahim Maxamed Xasan Badhasaab
Axmed Jibriil Ducaale
Siciid Jibriil Ducaale
Maxamuud Cali Ducaale
Cumar Cali Ducaale
C/kariim Cali Ducaale
Waxaanu leenahay ha noqdo kii Diintiisa, dalkiisa & Dadkiisaba Anfaca
Aamiin Aamiin Aamin