Boosaaso: Maalmihii ugu danbeeyey waxaa saxaafada Puntland iyo weliba maamulku sheegeyeen in amni dara ka jirta ay sababteeda leeyihiin shacabka Reer Sanaag waxaana ka mid ah dadkii la hadal hayey Hogaamiye Maxamed Siciid Atam oo la sheego in uu joogo magaalo ka baxsan Boosaaso inkastoo oo ay jiraan Rag badan oo hubaysan hadana lama sheego iyaga
Hadaba akhristoow waxaan halka ku soo gudbin doonaa maalmaha soo socda Liiska Raga Hubaysan ee jooga Puntland gaar ahaan gobolka Bari,Ciidamada iyo Tiknikada ay haystaan ma aha mid ka amar qaata maamulka Puntland ee waa kuwa ka madax banaan maamulka.
Waxaa ka mid ah Raga Hubaysan liiskan hoos ku qoran
Cade Muuse [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Cali A Awaare [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
C/laahi S Samatar [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Maxamed S Atam [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Xaaji Bakiin [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Baduugaaye [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Ini Jaqanaf [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Ini Taraan [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Ini Gantaal [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Afdaloow [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Liibaan Boqor [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Muuse (Faroole) [Ciidan iyo Tikniko u gaar ah]
Cisman Diyaano [Ciidan iyo Tiknoko u gaar ah]
Hadaba akhristoow waxaa kale oo jira kuwa kale oo badan oo iyaguna hubaysan waxaan soo gudbin doonaa maalmaha soo socda hadii alle idmo hadaba waxaa isweydiin leh yaa wada Amni dara ka jirta ma gobolka Sanaag ayaa wada mise Raga Hubaysan oo ciidamadoodu ka madax banaan yihiin maamulka Puntland ayaa wada.
Bahda allsanaag waxaan soo gudbin doonoo cadaymo badan oo muujinaya cida wada dhibka ka socda Puntland.