London; Waxaan hambalyadaan u dirayna Mudane Mohamud Abdi Abdale iyo Anab hassan Ali oo ay Gabari Maanta oo Arbaca ah ugu dhalaty galbeedka London, gabadhaas oo loo bixiyey Nabiila.
Waxaana hambalyadaan diraya dhamaanba Asxaabta hoos ku qoran
1) Abdaleh Abdi Qaac.
2) Abdi Rashid M. Abdi Fatax
3)Khalil Abdulahi Urad
4)Mahamud Ali Bel Bel
5)Kayse Mahamud Bulhan
6)Saciid M. salax
7)Mohamed A, Ismael.
8)Mohamed A.Saed
Dhamaanba waxay ilaah uga baryayan in uu ka dhigo tii Dalkeeda iyo Diinteedaba Anfacda
Dhamaanba bahda allsanaag waxay lee dahay Hambalyo