Saado Cali ayaa si geesinimo iyo codkornimoba leh ku difaacday Wasiirkii hore ee gaashandhiga Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar iyada oo ku sheegtay inuu ahaa nafti hure iyo geesi Soomaaliyeed,hase ahaatee tani waxay ka caraysiisay Bulsho badan oo ku nool Gobolada waqooyi.
Saado oo ay ku dheer tahay Soomaalinimadu, ahna qof Wadaniyad ah ayaa sidoo kale hormuud ka ahayd isbedel doonkii Sideetamaeeyadii Soomaali wada rabtay iyada oo fikirkeeda u dhiiban jirtay si cad oo aan baqdin lahayn.
Xiligii ay halganka ku jirtay Saado Cali qaar ka mid ah Bulshada ku nool Gobolada waqooyi iyo Madaxdoodu waxay ahaayeen kuwo la shaqaynayey Dawladii markaas jirtay,waxaana ka mid ah Madaxweynahooda iyo Wasiirkooda arimaha gudaha(Riyaale iyo Ciro) oo labaduba ahaayeen basaasiinta Shacabka soo dhega dhegayn jirtay ,Ina Cali warabe,Cumar Cartan Qaalib.Ismaaciil Axmed Ismaaciil,Ismaaciil Cali Abokor,,Siilaanyo,Saleemaan gaal,Ina Lax was oo halkaa joogi jiray hase ahaatee ku dhintay Holland Ina Kaahin oo ahaa Ninkii gubay barkadaha Burtinle sidoo kale Ibraahim Dhego weyne iyo Muuse Biixi,iyo kuwa kale badan oo dhib badan u geestay Soomaali ,hadase ku jooga Magac Qabiil Hargaysa laakiinse aaminsan In Cali Samatar Qabiil wax ku yeeli karaan.
Ugu danbayntii Taariikhda ayaa Saado xusi doonta halgankeeda Wadaninimo iyo Soomalinimo jacaylaka Soomali u qabto saado iyo kalsoonida ay ka haysato umadeeda maanta waxay noqotay mid Soomali inteeda badani u istaageen baaqeeda oo u socdo abaabul soomaali ku midaysan tahay kii ugu weynaa ,hase ahaatee kuwii Qabiilku dilooday oo ka degfanaa geeska Afrika Xaafado,waxay bilaabeen siday caadadu u ahayd Dacaayad raqiis ah