Wasiir ku xigeenka haweenka iyo Qoyska ee Dawlada Puntland Xaliimo Maxamuud Maxamed oo ka mid ahayd dhowrkii Wasiir oo shaqadooda waayey isku shaandhayntii golaha wasiirada uu ku sameeyey Madaxweynaha dawlada Puntlnad DR. CabdiRaxmaan Faroole ayaa ka hor isku shaandhayntii loo sameeyey, xaflad aad loo soo agaasimay oo ka dhacaday Magaalada London ee hoos ka daawo