All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[3/2/2010]   Cali Samatar Tol Soomaali ma ku yeelan doonaa(Video)
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Washington) 1.03-10 Tan iyo intii dacwadaha raqiiska ah lala dabagalay naftii hure Jeneraal Cali Samatar ayaa waxaa isa soo tarayay in ay ka qiiroodeen cid walboo ay ku jirtay ama ku hadhsan tahay qiiro wadaninimo sababta oo ah waxaa la garan waayay waxa Jen Cali Samatar uu kaga duwanaaday Jen Ina Laxwas, Ina Ismaaciil Cali Abakor iyo Ina Saleban Dafle oo intuba wada nool yihiin kulana jiray golihii sare ee kacaanka.

Washington: Tan iyo intii dacwadaha raqiiska ah lala dabagalay naftii hure Jeneraal Cali Samatar ayaa waxaa isa soo tarayay in ay ka qiiroodeen cid walboo ay ku jirtay ama ku hadhsan tahay qiiro wadaninimo sababta oo ah waxaa la garan waayay waxa Jen Cali Samatar uu kaga duwanaaday Jen Ina Laxwas, Ina Ismaaciil Cali Abakor iyo Ina Saleban Dafle oo intuba wada nool yihiin kulana jiray golihii sare ee kacaanka.

Waa in la maxkameedyo kooxaha SNMta ee xasuuqa ka gaystay Burco, Hargaysa, Boorame, Ceerigaabo, Xudun iyo Buuhoodle?

Waxaa kaloo muuqata waxa loo keeni waayay saraakiishii ka soo jeeday hargaysa ee dadka ku xasuuqi jiray gobolada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud eek ala ahaa Ibraahiim Dhegawayne, Muuse Biixi iyo kuwo badan oo kale oo galay jariimooyin. Waxaa kaloo loo baahan yahay in la keeno saraakiishii SNM ee xasuuqa ka gaystay Burco, Hargaysa, Boorame, Ceerigaabo, Xudun iyo Buuhoodle oo si wanaagsan ugu nool Maraykanka iyo Ingriiska loona baahan yahay in dacwad deg deg ah lagu furo.

GobolkA Sool?

Tan iyo 2004tii waxaa ka dhacay gobolka Sool falal argaixisnimo oo isugu jira dil dhac iyo weliba in jeelalka lagu hayo dad badan oo waxba aanan geysan jeelka Laascaanood ayna geysteen jabhada SNm ee hadda gacanta ku haysa gobolkaas hadan dacweynaya Jen Maxed Cali samatar. Waxaana had iyo gooraale ku faana sida ay raaliga uga yihiin dhamaan madaxda iyo horjoogayaasha mucaaridka ee isku sheega Soomali-Land.

Maafiya Itoobiya laga soo abaabulay?

intii uu hayay talada wadanka dowladii kacaanka ee uu ku xigeenka ka ahaa Jen Maxed Cali samatar waxay ka qabatay waxbarashada, caafimaadka iyo horumarinta waa cadahay ilaa ay candhablaha gooyeen maafiya laga soo abaabulay Itoobiya.

Maadaama Jen. Maxamed Cali Samatar loo daba galay maadaama uu ka soo jeedo reeraha la hayb sooco oo la isleeyahay jeel ku rida, ma ka dhiidhiyi doonaan kuwii uu habeen iyo maalin u shaqayn jiray isagoo direeska gashan kuna shaqaynayay Soomaaalinimo?

Waxaa la ogaan doonaa ayaamaha soo socda halka Soomaali iska taagto kiiska Jen.Cali Samatar.


Halkaan ka daawo xaflad si fiican loo soo agaasimay


http://www.youtube.com/watch?v=2grcduuRQ1o&feature=player_embedded




Ali Yare Aliyare2020@yahoo.com Laascaanood, Soomaliya

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software