All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/28/2010]   Buugii hiyi durugsan oo soo baxay
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

  Buugii ay  Soomaalida inteeda badani  sugaysay oo ah Buug xanbaarsan murti Soomaaliyeed oo dhex dhexaad ah, kana hadlaya Murtida qaybteeda  nabada,siyaasada,dhaqanka ,degaanka ,jacaylka iyo Taariikh ayaa hada  waxa soo saaray abwaanka qaranka Soomaaliyeed Cabdulaahi Faarax Warsame(lucture)  Abwaanka oo  Soomaali inteeda badani ay Heesihiisa iyo Murtidiisa ka dhegaysan jireen  Radio Muqdisho iyo BBC,lana socday inuu soo saarayo Buug uu  kaga hadlayo Murtidiisa, ayaa hada Allsanaag waxay ugu bushaaraynaysaa Bulshada soomaaliyeed ee ku nool daafaha aduunka  in Abwaankii Qaranka oo laysku raacay inuu   yahay dhexaad uu soo saaray  buugiisii "kaas oo ah mid aan horay loo qorin mid isaga la mid ah Qof kasta oo soomali ahna uu ogaan doono inuu qayb ka yahay Buugani maaha mid ka sheekaynaya qabiil gaar ah ama degaan gaar ah sidii kuwii ka horeeyey ee  waa Buug Xanbaarsan Murtidii Soomaaliyeed 


Buugan oo Nugul ka mid ah loo soo diray Allsanaag ayaa waxay Bulshada Soomaaliyeed u sheegaysaa in Murtida buugan  ku qorani  ay  tahay mid aad u raali gelin doonta,dhaxalna ay ugu hayn doonaan dhalaanka soo socda iyo kuwa ka danbeeyaba.


 


ugu danbayntii Qof kasta oo xiisaynaya Buugan wuxuu la soo xiriiri doonaa Telefoonadan


Cabdulaahi (416)241- 6178


Ibraahim (647)215-7061


emailka Khaalid1970@hotmail.com


Allsanaag.com

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software