Sida ay qortay Joornaalka American Chronicle doorashadii Sheekh Shariif ka hor waxay sheegtay Simba(Libaax) of Puntland inuu yahay ninka qura oo ku haboon in Soomaaliya hogaanka u qabto.kana bad baadin kara kumankunka u dhimanaya gaajada ,kuwa bada ku dhimanaya iyo tahriibta inuu yahay Libaaxaasi cawad casharo .
Joornaalku wuxuu ku bilaabay Qoraalkiisa . Casharo waa nin ay aad u yaqaaniin Bulshada Caalamku, waana Qof ay jecel yihiin Soomaalida inteeda badani waana.Muwaadin ay ku dheer tahay Soomaalinimadu
Casahro the simba (Lion) of Puntland waa Nin aad Wadani u ah,wuxuuna leeyahay khibrad aad u saraysa markay timaado Soomaaliya iyo siyaasiyiintooda,
Mudo badan ayaan ku soo dhex jiray soona dersaayey kuwa hogaamka u haya Soomaliya ,waxaana rumaysnahay maanta in in casharo yahay ninka ugu haboon oo Soomaaliya ka bad baadin kara dhibka ay ku jirto sidaas waxa yiri Ninkii maqalkan ku soo qoray American Chronicle Mr Kanini.
Hadaba waa kuma cawad casharo
Muuqaalkiisa ah garka iyo timaha ayaa dadka Degaanka Kenya iyo walaalihiisa kale ee Soomaaliyeed waxay ka dhigatay casharo mid ay aad u aqoonsadaan aragiisa uu ku caan baxay.
64 jirka Casaharo ayaa naanaysta Libaaxa puntland ku qaatay sida joogtada ah oo uga hadlo dhibka soo gaaraya dalka iyo dadka soomaaliyeed ha noqoto.
Casahro isaga iyo madaxweynihii hore ee puntland Cabdulaahi Yuusuf waxay ka wada yimaadeen Puntland,wuxuuna Puntland ka ahaan jiray wasiirka warfaafinta,cadaalada,hadana wuxuu ka yahay Paarlamaanka Soomaaliya chairman of Information,culture,hertige and Puplic awareness dawlada KMG.
Cawad Casahro wuxuu ahaa Chairmaankii dastuurkii lagu samaynayey Puntland Bishii AUG 1998
Casahro sidoo kale wuxuu ahaa Afhayeenka 12 dib u heshiisiineed.
qaybta labaad oo maqaalkan waa idiin soo gudbin doonaa Allsanaag.com