All Sanaag
Wednesday, September 08, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/5/2010]   Tacsi Tiiraanyo leh
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Tacsi Ina Lilahi wa ina Ilayhi Raajicoon,dhamman reer Ciise Xasan Cawl oo gudaha iyo debedda dalka jooga waxay Tacsi u dirayaan Qawyskii iyo ehelkii uu ka geeryoodey Marxuum  Cabdi Maxamed Saalax Cawl uu ku geeryooday magaalada London maalintii Feb. 4-2010 Ilaahay waxaan ka baryeena inuu naxariistii jannatu Firdawsa ka waraabeyo,Reerkiisii iyo inamadiisii iyo eheladdisii uu dhan sabri iyo imaan ka siiyo Aamiin Aamin
 
Tacsida Waxaa Soo diray :
 
Dhammaan reer Ciise Xasan Cawl oo ah : 
Siciid Ciise Xasan Cawl  iyo reerkiisa ( Imaaraatka )
Axmed Cabdullahi Maxamed Farabadane ( Samadoon) iyo reerkiisa (Imaraadka )
Caasha Ciise Xasan iyo ilmeheeda (UK)
Cabdiraxmaan Ciise  Xasan iyo reerkiisa (UK)
Cabdiramaan Siciid Ciise (U.K.)
Ismaciil Ciise Xasan (Holland)
 
Reer Somaaliya
Saalax Ciise Xasan iyo reerkiisa (Ceelbuh)
Cali Ciise Xasan iyo reerkiisa (Bosaaso)
Axmed Ciise Xasan Cawl iyo reerkiisa
Ibrahim Ciise Xasan Cawl (Ceelbuh)
Cabdiraxmaan Cabdullahi Ciise Xasan Cawl iyo reerkiisa (Ceelbuh)
Reer Muuse Ciise Xasan Cawl
Reer Cabdullahi Ciise Xasan Cawl
Ilma Adan Ciise Xasan
 
Iyo si gaar ah tacsi waxaa soo dirayya
Maxamed Ismaacil Cashuur- Carab ( dalka Canada )
 


Tacsidan mid la mid ah waxa diraya Bahda Allsanaag

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software