Shir ay ku yeesheen beelaha walaala ah ee Warsangali iyo Dhulbahante magaalada Phoenix ee gobolka Arizona ayaa waxay kasoo saareen baaq nabadeed oo ku aadan dhibkii ka dhacay magaalada Boosaaso. Labada beelood oo ka dhexeeya marka laga reebo walaaltinimada ayaa ahaa laba beelood oo isku siyaasad ah, ahaana beelihii aasaasey xisbigii USP.
Shirkan oo ay Dhahar.com ka qeyb gashey, ayaa waxaa sidoo kale looga hadley, wada shaqeynta iyo xiriirka labada beelood ee walaalaha ah. Beelahan ayaa waxay dib uga balameen shirar kale oo looga hadli doona masiir labada beelood ee walaalaha ah.
Baaqan ayaa waxaa diraaya dadka hoos ku qoran:
Dhulbahante:
Warsangali: