All Sanaag
Wednesday, September 08, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/3/2010]   Galgala xoog baan ku tageenaa,Walaalaheena galmudug hanala hadleen(Faroole)
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Madaxweynaha Dawlada Puntland CabdiRaxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta waraysi uu bixiyey  ku sheegay in  amaan daro ka jirta Degaanada  Galgala,hase ahaatee aan soo hadal qaadin Madaafiicda ka soo dhaca dhinaca Koonfureed ee Magaalada  Gaalkacayo ,  Xaafad Barxley kuwaas oo ay ku naf waayeen Dumar iyo Caruur aan waxba galabsan ,Madaxweynuhu sidoo kale wuxuuna ka hadlin Lacaga gaaraysay 15 Milyan oo Doolar  oo loogu dhisi lahaa Degaanada  Puntland Xarun ah la dagaalanka budhcad badeeda,hase ahaatee ay ka hor istaageen qaar ka mid ah Golaha wasiirada ee  Dawlada Cumar Cabdirashiid,iyada oo xaruntaas hada laga dhisayo Jabuuti oo ay wax ka baranayaan Arday Reer  jabuutiyaan,ka shaqaynayaan Jabuutiyaan,Maraakiibta ka shaqaynaysa  Jabuutiyaan Macalimiinta Jabuutiyaan lagana shaqaalaysiinayo kumaakun qof.


Madaxweynahu wuxuu sheegay in ay Odayaasha Sanaag Bari( waa magac cusub) ka war sugayaan hadayse wax ka qaban waayaan, inay u  isticmaali doonaan Xoog Degaanka  Galgala ,halka Madaxda gobolka Mudug ay maanta  ka sheegeen BBcda  in walaalahooda Gal Mudug ay ugu yeerayaan nabada oo iyagu gogosha u fidiyeen iyaga oo haba yaraatee wax handadaad ah  daba dhigin oo hadalku ahaa Walaalayaaloow.


Madaxweynahu Puntland oo aan looga baran hadaladan hanjabaadu ku jirto ayaa Dadka qaarkii is waydiinayaan, Ciidankan Puntland oo  Gal gala oo nabad ah u socdaa xagee jireen Maalmo ka hor Markii Garaadada  Harti la dul keenay Jabhadii SNM. 


Ugu danbayntii Madaxweyne Gal gala waxay u baahan tahay is fahan iyo wada hadal iyo in meel looga soo wada jeesto wixii nabada wax u dhimaya meel kasta ha ka  joogeen Puntaland ,hadiise aad bilowday hub ka dhigis aad ku samaynayso Beelaha Puntaland waa wax fiican in hubka la ururiyo  , hase ahaatee   si aad u hesho kalsoonida  shacabka Puntland  hub ka dhigista ka bilow Beeshaada oo ah Tan beelaha Puntland ugu hubka badan.


Allsanaag.com Runta kama gabano,meeshii Mugdiyana anagaa ifina 

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software