All Sanaag
Tuesday, September 07, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/2/2010]   Puntland oo Xamar weyne lagaga soo qamaamay
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

TV Universal ayaa hada wuxuu ku socdaa Wadadii uu qaaday wiilka ay Ilmo adeerta yihiin ee Amir Caamir iyaga oo bilaabay Dacaayad  Been abuur iyo buun buunin ay buun buuniyaan  Balaayo aan  ka  jirin Puntland ,iyaga oo had iyo  jeer ka sheega been  Dadka iyo Degaanka karaamaysan ee Puntland.


Dayib iyo Amir Caamir ayaa ah labo Wiil uu ku soo wada koray Xaafadii Xamar weyne ee Muqdisho,ahaydna Xaafad ku caan ahayd Taariikh ahaan Macmacaanka,waxayna ahaayeen  Dadkii ka faaiidaysaty Kacaankii barkaysnaa oo uu hogaaminayey Allah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare oo loo  sheegay inay Dadkooda dhinac ka raacaan,


Tvga Universal ayaa wuxuu laba Xafiis uga furan yihin Muqdisho iyo Hargaysa ,wararka ugu badan oo uu sheegaanaa waa Labada Xisbi Udub iyo Kulmiye, iyo Magaalada Wajaale.


TVgan Shaqaalaha ugu badan oo ka shaqeeya waxay ka soo jeedaan Gobolada Waqooyi galbeed ilaa maantana lagama shaqaalaysiin Dhalinyaro ka soo jeeda Gobolada Puntland.


Universal warka ugu fiican oo uu ka sheego Puntland waa marka ay ka  dhacdo Dil ama meel qarxiyeyiyo iyo  been abuur tii u danbaysay waxay ahayd  warkii uu Cagma dhige rabay inuu ku bad baadiyo Magaalada uu asal ahaan ka soo jeedo ee Xarardheere isaga oo sheegay TVgani Universal  in lagu haysto lamaanihii Ingiriiska aha  Puntland,,Dad badan oo Reer puntland ah ayey ka yaabisay   beentan Qayaxan,hase ahaatee Allsanaag oo si ficiin u daristay Amir Caamir, Ibbi, Shariif Xasan ayaa ogaatay in Ragani ku jiraan dagaal ay haba yaraatee ayna ku guulaysanan doonin.


Murtida ugu weyn oo laga dhegaystaa Universal waa Maka Xaaji banaadir iyo Marshaale,waxa kale oo kaa yaabinaya Xiliga waqtiga la sheegayo waxay yiraahdaan Saacada Londo waa intaa Tan Soomaaliya ee Xarardheere waa intaa iyana.


Wiilashan Shilinka  Xayeesiiska raadinaya oo ka yimid kii Kharkhaanka , ayaa sida qura oo ay aamin san yihiin inay kaga taajirayaan Muqdisho iyo Hargaysa ay tahay inay Puntland Xumaan ka sheegaan ,si ganacsatada ku nool labadaa Magaalo ay ugu xayeesiistaan Tvgooda ayna  u badan yihiin kuwa daawadaa Saaxiibadooda ay kula heshiiyeen nacaybka Puntland


Allsanaag.com


 

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software