All Sanaag
Tuesday, September 07, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/1/2010]   Madaxtooyada Puntland oo laga laayo shacabka
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>
Madaxtooyada Puntland ayaa waxay isu bedeshay xarunta shirqoolka dadwaynaha reer Puntland kadib markii ay cadaatay in laga fuliyay xafiiska Madaxwayne ku xigeenka Puntland  ahna ku simaha  Madaxwaynaha Puntland  shirqoolo dilal is daba joog ah  uguna danbeeyay  marxuum Maxamed Siciid Cabdale oo lagu dilay magaalada Garoowe  marxuumka oo ka soo jeeday degaanka sanaag gaar ahaan degmada Buraan

Waxaa saaka aroortii laga helay maydka  marxuum Maxamed saciid Cabdale oo ahaa muwaadin Puntlander ah una tegay hawlo shaqo Magaalada Garoowe ka dib markii xalay magaalada Garoowe lagu dilay marxuumka ,sida wararka halkaas naga soo gaaraya sheegayaan marxuumka ayaa waxa lagu dilay meel ka baxsan magaalada ka dibna maydkiisa waxaa la keenay  duleedka magaalad halkaas oo ay ugu tageen qaar ka mid ahaa qaraabadiisa  maydkiisiina u qaadeen degaanka uu ka soo jeeday ee Sanaag

Dilkaan ayaa waxaa fuliyay qaar ka tirsan ilaalada ninka ah madaxwayne ku xigeenka Punland isaga oo kaga faa'iidaysanaya danaha gaarka ah ee ka leeyahay jiritaanka Puntland iyo maleegyada shirqoolada Puntland iyada oo ay ahayd 31 /1/2010 markii sidaa si lamid ah ay u fuliyeen qaar ka tirsan ilaaladiisu dil ka dhacay wadada u dhaxaysa Qardho iyo magaalada  Boosaaso,
All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software