All Sanaag
Wednesday, September 08, 2010
Yemenis chewing their way to early death                                                                Cabdi jamaal' Waa in Af -urur la weeraraa                                                                UNHCR''230 AYAA KU DHINTAY LABA TODOBAAD MUQDISHO                                                                Xiisado Dagaal oo ka Aloosan Galgala                                                                Faroole oo booqday PISta Cisbitaalada Itoobiya ku jirta                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[2/1/2010]   Warqadii Odayaasha Beesha Habar yoonis
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Taliye sidii qorshuhu ahaa Waxaynu ku jirnaa wejigii 3aad ee Barnaamijkeennii ka aargoosiga Daaroodka Ilaah baa Inoo hiiliyey Wixii aynu hanti aynu u hurnayna waxaa inooga qiimo badan gacan ku haynta Laascaanood oo sidii looga baqayey iyo si u dhawtoona si aan ahayn laynoogu sakhiray.
Haddaba qolodayada bariga liiskii naloo xil saaray ee rag doorka Maxamuud Garaad waa kan annagoo la kaashannay guurti Habar jeclo iyo dad Dhulbahante wax la wadaaga rag iyo dumurba iyo kuwii iyaga ahaa ee midiiddinka inoo ahaaba.


Taliye fulinta hawshan waa in aan sinaba adiga laguugu tuhmin,Xitaa Isaaqeena haw adeegsan kuwa inoo dhagaroobey ee calooshood u shaqeystayaasha ee Dhulbahante culeyska saar adigoo ku dhaarinaya in haddii la ogaado aanu noolanayn hadduu xogta saaro.Ragga aynu isku hubno waxaa ka mid ah Cabdinuur Diiriye Sugule oo ilaa SNMtii inala socday,maxaabiisteeniina soo furdaamiyey.
Ninka Rashiid Ligan la yiraahdo waxaa laga helaa xogta dhabta ah godobo badana inoo galay, Hadaad u baahatid cid deg deg loo khaarajiyo cid aan Cali Baaruud ahayn uma baahnid.
 
Shirkii u dambeeyey Shuurada Saadada wuxuu Cabdiraxman Ducaale ka sheegay in mushaharkii labanlaab looga dhigay basaasiinteenna Daaroodka ah, Taliye Hablaheena la qabo ee magaalada degan uga qaad Dahabshiil 5 kun oo doolar oo xafiiska tabarucaadda ka dalbo.


Ninka iminka Laaska jooga ee geesinnimo,garaad iyo kartiba laysugu daray oo Naaleye Axmed oo dhan wada ogol yihiin gudo iyo debed oo horayna dhawr jeer halkan nagu gilgiley xilligii Daaroodku baalka ka qoyanaa,Waa wiil yar oo xitaa baarlamaanka Puntland xubin ka noqday, In aad isaga ugu qabtaannu qabnaa si intooda kalana loogu bahdilo magaciisu waa:C/rashiid Maxamed Warsame wuxuuse caan ku yahay ‘Faroole Dhabayaco’ waa inaanu Mandeera ka sokeyn,hadhawna aynu saani isugu dhaafino si farsameysan oo la liqi karo.


Ragga kale ee macnaha lihi badi qax bay ku bexeen laakiin 7 kale oo Jaamac Siyaad iyo Ugaadh yahan ah ayaa iminka jooga waana magacyada gaarka u calaamadsan, Kolay khabiir waa tahayee kala fogfogee oboreyshinnada walow aynaan cidna wax iskaga tirinayn haddana waa in aan beesha caalamku inoo helin marmarsiinyo ay qurbajoogtoodu inagaga gar heli karto.


Taliye liiskani waa 45ka nin ee inoogu khatarta badan mid kastana xogtiisa lifaaqa ka daalaco,Ragga aad isticmaali kartid u sheeg in ay ku soo fool lee yihiin 3 gabdhood iyo wakiiladii waaxdayda ka tirsanaa ilaa Boosaso,Taliye hanaga deg degin.


 




Xigasho Taleex

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software