Qiimaha uu ku kacayaa waa 2.5 Milyan waxaana tafaariiq la gadayaa $3000 ilaa $4000.
Nimanka sameeyey mashiinkan waxay sheegeen in Labada Milyan oo sanadkii xajka tagaa ay isticmaalaan 50 Milyan oo litir,halaka uu mishiinkani ka dhigi doono 10 Milyan.
wejiga u horeeya oo mishiinkan waxa loogu talo galay in laga gado Wadamada Khaliijka oo hodanka ah kuwaas oo ah kuwo lagu tijaabiyo Qalab kasta oo casriya oo soo baxa aduunka ha noqoto Hub ama Maishiinka weesada