All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[8/17/2008]   

Askar ka mid ah Poliska Bosaaso oo xabsiga dhigay Agaasimaha Idaacada D
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

 


 


Askar ka tirsan Ciidanka Poliska Bosaaso ayaa Maanta xabsiga u taxaabay Agaasimaha Idaacada Daljjir Maxamed Axmed Maxamuud Welcome xilii uu ku jiray hawlahii shaqo ee uu Idaacadaasi uu u hayay


 


Wariye Welcome ayaa loo kaxeeyay dhanka Saldhiga dhexe ee Magaalada Bosaaso ,iyadoon ilaa iyo hada aysan jirin cid ka tirsan Maamulka Puntland oo si rasmi ah uga hadashay xiritaanka loo gaystay Agaasimaha Idaacada Daljir ee Magaalada Bosaso.


 


Lama Oga sababta rasmiga ah ee ka danbaysa xiritaanka Agaasimaha Idaacada Daljir ee Magaalada Bosaaso, balse warar soo baxaya ayaa sheegay in xiritaanka Agaasimaha Idaacada Daljir uu amray Godoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geele Faroole.


 


Xiritaanka Wariye Welcome ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa ,iyadoo labo Maalin ka hor uu Maamulku Puntland sheegay in Idaacadii baahisa wararka Musharaxiinta sharciga lala tiigsan doono ,waxaana Idaacada Daljir ay waraysi la yeelatay Nuuradiin oo ka mid ah Musharaxiinta u tar tamaysa doorashada Puntland ka dhici doonta sanadka 2009


 


Dhamaan Suxifiiyiinta ka hawl gasha Gudaha Magaalada Bosaso iyo waliba Idaacada Daljir ayaa canbaarayn dusha u saaray Maamulka Puntland ka dib markii ay xireen agaasimihii Idaacada Daljir Maxamed Maxamuud Welcome.


 


XAsan Faarax Gudal (XAsan Yara)


Gudaal18@hotmail.com


Bosaso, Somlia


 


 


 

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software