All Sanaag
Thursday, September 09, 2010
Faroole dagaalka Galgala Xisaab khalad ah ayuu isku dhuftay                                                                Colonel Shoot died in Bosaso                                                                Agaasimaha Jaamacada Maakhir oo socdaal ku maraya Maakhir                                                                Giving birth in UAE: from sand to state-of-the-art                                                                20 Wiil oo loo xiray qabiilkooda magaalada Boosaaso                                                                Ethiopia: waan ku noqon karnaa Soomaaliya                                                                Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay                                                               
[3/21/2007]   Maxamed axmed dirir "Haawalbiin"[Gadamaanso
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Gabaygan abwaanku wuxuu tiriyey maruu deganaa Buraan xilliyadii ay dhismayaasha iyo mashariicda ka waday faadumo jamaac ducaale wuxuuna codsaday in shaqo laga siiyo mashaariicdan maadaama uu yahay nin xaq u leh si walba marka loo eego dabadeedna nin gaashaan buur ah ayaa tiriyay gabaygii ku jiray guba ee ahaa "galti qayliyin oo had iyo jeer genefka uun taagi oo gowrac kaa mudan asaad gacal walaaleysay" ka dib wuxu tiriyay gabaygan soo socda:


Ga'da maanso anigoo yarbaan geesi ku ahaaye.
gabayna waan aqaan xaajiyow laysma gaasiro'e
balse aniga oo gooyay oo dhigay gudoonkiisa
galabtay waxay igu kacsheen guluf colaadeede
an gorfeeyo maantoo kalaan goolka dhaliyaaye
hadii uuu gu'sooraha onkoday gal iyo goof buuxsho
geeduhu baxaan xoolahoo gocoso daaqaaya
gargarada iy0 doomaarta oo geela qarinaysa
kolba waxa gadaashiisa noqon golongol jiilaale
wax ka dhigan eduu yahay Buraan maanta gurayow'e
gorayada rugteedaa shimiri goob ka dhigataaye
Atoor bow gadaal maro halkii aar ka geediyo'e
gabar uu suldaan qabi jiray baa gocor aroostaaye
gedgedoonka dunidaa leh oo gelinba waa cayne
iyadaa nabsigu guuriyaa oo geediyaal badane
goodiga buraan yahay wixii guluf ka qiiiqaabay
daraawiish wixii soo galay oo lagu gumaadaayay
Majeerteen geb soo yiri wixii laga guulaystay
niman aan geyiga joogin oo guban ka heesaayay
genbga iyo dhibtana aan jeclayn gebi ahaantoodba
ayuunbaa sidii lama gartaan goobti soo degaye
galtina waa ku sheegaan ragii gaarka hayn jiriye
dubays iyo garaad yuusufkii goobta ku idlaady
geelooda waa laga ceshaa gaanka webigahe
afkaa laga garaacaa haddii goosan soo galo'e
anigaase goobtii fadhiya geesna qabanayne
wale ama gartaan leeyahay iyo helay gudoonkeedii
ama ku go'ay gowrac iyo geeri loo dhalayaye

All Sanaag
 
 
© 2006 Webmaster Allsanaag Online powered by Horyaal Software