Muranka Wasaarada Arrimaha Gudaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawladda Federaalka Cabdi Faarax Juxa ayaa xil ka qaadis ku sameeyey xoghayaha joogtada ee wasaaradaas, waxaana lagu eedeeyey xoghaya inuu ku kacay hawlo ah awood maroorsi. Waxaa xaqiiq ah in wasiir Juxa uu awood u leeyahay inuu ka qaado xilka xoghayaha maadaama uu u arkay inuu yahay shaqsi ku tagrifalay awood … Continue reading Muranka Wasaarada Arrimaha Gudaha