18th April 2024  admin  Category :

Somalilandtii awoodi wayday inay Sanaadiiq keenaan Sanaag ayaa hadda leh imtixaan ayaan gaynay Sanaag.

Maamulka Somaliland oo aad ugu fiican jilidda iyo sidii ay u gudbin lahaayeen sawir qurxoon oo ay bulshada Caalamka lacag miisaaniyadooda kabta uga heli lahaayen , ayaa dhowaan sida la sheegay caruur ay ka soo dhex ururiyeen magaalada Ceerigaabo inta ay isugu geeyeen guri ku yaal xaafadda Dayacan ee degmada Ceerigaabo waxay ka dhigeen in imtixaano ku qabanayaan magaalooyik Badhan iyo Buraan , oo dhowaan doorashaddii ay qabsanayeen awoodi waayey in cagta soo dhigaan

Maamulka SNM, ayaa had iyo jeer ka faa’iidaysanaya weriyaal u shaqeeya h’ayado warbaahineed oo mushahaarkoodu yahay waxay maalintaa la soo baxaan run iyo been waxay noqoto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*