$35,000 oo ay iska ururiyeen xaafadaha magaaladda Badhan

Jidkii Barakaysnaa ee Ceel daahir oo maanta Badhan dhex jooga $35,000 oo ay iska ururiyeen xaafadaha magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa lagu wareejiyey guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo Lacagta hada la wareejiyey ayaa Guddiga wadada ee heer Gobol, waxay ku warejiyeen Guddiga wadada ee heer Puntland, labada guddi ayaa u mahadceliyey dadkii dhaqaalahan ku deeqay. … Continue reading $35,000 oo ay iska ururiyeen xaafadaha magaaladda Badhan