28th March 2024  admin  Category :

30 km ayuu u soo lugeeyey  shaqo uu bilaabay , agaasimihiisi  ayaa siiyey gaarigiisii

Agaasime guud ayaa  mid ka mid ah shaqaalihiisa siiyey gaarigiisii markuu ogaaday wiil labaatan jirkii galay oo shaqada ugu  soo lugeeyey 30 kilometers ama 20 miles

Luke Marklin oo ah agaasimaha guud ee shirkadda Bellhops Moving ee gobolka Alabama ee dalka Maraykanka ayaa furaha gaarigiisa oo ah Ford Escape ku wareejiyey Walter Carr, sadex cisho ka dib markuu shaqada bilaabay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*