16th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo Jihaan C/llaahi Xasan u magcaabay Agaasimaha

Madaxweyne Farmaajo ayaa xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda u magacaabay Jihaan C/llaahi Xasan oo noqoneysa Haweeneydii u horeysay ee Agaasime ka noqota Wasaaradaas . Maalmo ka hor ayaa sidoo kale madaxweyne Farmaajo magcaabay taliyaha Ciidanla Soomaaliya,

Gabadhan la magcaabay ayaa ka soo jeeda beesha Raxanweyn. Agaasimaha xilka laga qaaday ayaa ka soo jeeda beelaha Daarood oo maalmahan danbe xilalka si sharci daro ah looga qaadayey sida Taliyahii Ciidanka BooliskaGudoomiyaha Bangiga Dhexe hadana waxa xilka laga qaaday Agaasimaha Guud ee wasaaradda Gaashaandhiga,