26th March 2024  admin  Category :

Falaalug Oo Ka Hadlay Dagaalkii Tukaraq 

Taliyaha Ciidanka Xoreenta khaatumo Faysal Falaalug ayaa ka hadlay Dagaal Adag oo xalay ciidamada Khaatumo Ku Qaaden Maleeshiyaadka SNM Ee ku sugan Tukaraq,

Faysal Falaalug waxaa uu sheegay In Xaq Udirirka khaatumo aysan soo Gaadhin wax khasaare ah.

Dhanka kale waxaa uu sheegay in Dagaalkan Khaatumo ku haysto SNM aanu istaagen ilaa dhulka laga xoreeyo hadii ay puntland iyo somailand maxabiis is dhaafsadan iyo hadii kalaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*