19th November 2018  admin  Category :

Sacuudiga oo hadda sheegay in   Jamal Khashoggi uu dhintay

Sacuudiga ayaa maanta oo Sabti ah qirtay  in Jamal Khashoggi oo ku  dhex dhintay Qunsilayda ay ku leeyihiin Istanbuu,Turkiga

Sacuudigu waxay kale  sheegeen in dilkiisa loo xiray 18 Sacaduuyaan ah

Ku xigeenkii Sirdoonka Sacuudiga  Ahmed Al-Asiri, isagana xilkii ayaa laga qaaday sida ay Sacuudigu ssheegeen

 

 

http://www.arabnews.com/node/1390736

 

Sacuudiga oo qiran doona dilkii Khashoggi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*