16th April 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Puntland, Ca/welli Gaas, ayaa gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Intii uusan madaxweeynaha soo gaarin magaalada Badhan, waxa uu booqday xarunta ay yaalaan qalabka dhismaha wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo, sidoo kalle, wuxuu la kulmay bulshada ku dhaqan Cawsane, Rad iyo Midigalle. Hadaba, madaxweeynaha ayaa ay tahay booqashadiisii labaad ee uu ku tago magaalada Badhan. Wixii war ee soo kordha fadlan la soco.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*