18th April 2024  admin  Category :

MADAXWEYNE dENI OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA AHUN SHIIKH NUUR BAARUUD GURXAN INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane a Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland waxa uu tiiraanyada geerida Shiikha la wadaagayaa, Culimada Soomaaliyeed, Ehelkiisii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay marxuumku, waxa uu Alle uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro , Jannatul fardawsana ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo eheladiisii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*